Toogasho ka dhacday magaalada Manchester ee dalka Britain (Daawo Sawirada)

Toogasho dad lagu dhaawacay ayaa ka dhacday halka loo yaqaan Moss oo katirsan Manchester ee dalka Britain, toogashadan ayaana dadka ay waxyeelado kasoo gaartay waxaa ku jira labo caruur ah. Inta la xaqiijiyay toogashadan waxaa ku dhaawacmay 10-qof ay ku jiraan labo caruur ah, waxa ayna toogashadan ka dhacday wado ay ka socotay xaflad sida uu sheegay Taliyaha … Continue reading Toogasho ka dhacday magaalada Manchester ee dalka Britain (Daawo Sawirada)